Published On: Mon, May 16th, 2016

Madaxweynaha oo la kulmay mas’uul QM ka tirsan

MADAXWEYNAHA
Madaxweynaha jamhuuriyadda Soomaaliya mudane Xassan Sheekh Maxamuud ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay ku xigeenka wakiilka Qaramada midoobey ee Soomaaliya ahna isku duwanaha dhanka bani’aadanimada, Peter D’Clecq iyagoo ka hadlay xaaladda bani’aadanimo ee Soomaaliya iyo shirka caalamaiga ah ee looga hadlayo bani’aadnaimada ee ka furmaya dalka Turkiga todobeedka soo socda.Madaxweynaha iyo wkaiilka ayaa sidoo kale ka hadlay xaaladda qaxootiga Soomaaliyed ee kusuga xeryaha qaxootiga kadib markii ay dowlada Kenya sheegtay inay qaarkood xiri doonto, Daa’uuud Aweys Jaamac afhayenka madaxtooyada ayaa  warbaahinta u sheegay in kulankan uu ahmiyada.

Sidoo kale barnaamijka horumarinta qaranka oo bedelaya heshiiskii hiigsiga cuusb ee new deal ayaa afhayeenku sheegay in uu yahay mid ka duwan kii hore maadaama barnaamijkan maamulkisa ay Soomaaliya leedahay.

22 bishan May,  ayaa magaalada Istanbul ee dalka Turkiga waxaa ka dhici doona shir looga hadli doono xaaladda dalka, iyadoo sidoo kale waxyaabaha laga hadli doono ay kamid tahay xaaladda bani’aadanimada dalka.

About the Author

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>

gabadhiireerSudan BaadiGoob300 tuuglaxaday300 ANAASIXRAYNINKA3002 Aabedartii300 arooskaorod300