Published On: Sun, May 15th, 2016

Qaban qaabada munaasabado lagu xusayo maalinta dhallinyarada oo ka socota Muqdisho

syl
Wasaarada Dhalinyarada iyo Ciyaaraha xukuumada Soomaaliya iyo maamulka gobolka Banaadir oo iskaashanaya ayaa la filayaa in maanta magaalada Muqdisho ay ku qabtaan munaasabdo lagu xusayo 15-ka May oo ah maalinta dhalinyarada Soomaaliyeed iyo sidoo kale Aas aaska ururkii gobonima doonka ee SYL.Munaasabadaha la filayo oo qaarkood ka dhacaya gobolada dalka ayaa la filayaa in looga sheekeeyo taariikhda ururka SYL iyo sidii loo aas aasay, waxaana sidoo kale qorshuhu uu yahay in munaasabadahaasi ay ka qeyb galaan dhalinyarada iyo qaar kamid ah madaxda dalka.

Wasaarada Dhalinyarada iyo Ciyaaraha xukuumada Soomaaliya ayaa hore u sheegtay in Muqdisho aan lagu qaban karin munaasabad aan lagu wargalin maamulka gobolka, iyadoo taasi uga danleh in aaney dhicin falal la xiriira dhinaca amaanka.

About the Author

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>

gabadhiireerSudan BaadiGoob300 tuuglaxaday300 ANAASIXRAYNINKA3002 Aabedartii300 arooskaorod300