Published On: Sat, May 14th, 2016

Maxkamadda ciidamada oo u yeertay Hakan Aydin oo ah madaxa Amniga ee Shirkadda Favori

favori-640x426
Maxkamadda Cidamada Qalabka Sidda ayaa Maanta u yeertay Hakan Aydin oo ah Madaxa Amniga Cambaniga Favori oo gocanta ku haya garoonka diyaaraha Aadan Cadde si Su’aalo loga weydiiyo Qaraxii Diyaradda Daalo.Maxkamadda Ciidamada ayaa Dacwad ku soo oogtay Saraakiisha Shirkadda Fagori taas oo la xiriirta in ay shaqaaleysiiyeen dad aan wax Aqoon ah u laheyn qalabka wax lagu baaro ee garoonka Aadan Cadde.

Sidoo kale Waxaa Maxkamadda ku sugnaa Qareeno Difaacayay Mr Hakan.

Maxkamadda Ciidamada ayaa muddooyinkanba  ku howlaneyd dhageysiga dacwadda loo heysto dad ku eedeysan in ay ku lug lahaayeen weerarkii diyaaradda Daalo.

About the Author

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>

gabadhiireerSudan BaadiGoob300 tuuglaxaday300 ANAASIXRAYNINKA3002 Aabedartii300 arooskaorod300