Published On: Sat, May 14th, 2016

Maamulka Tiyeeglow “Al-shabaab waan ka saarnay degmada”

tiyeegloow

Maamulka degmada Tiyeeglow ee gobolka Bakool ayaa waxa ay sheegeen in gabi ahaan degmada Tiyeeglow iyo tuulooyinka ku dhow in ay ka saareen ururka Al-shabaab.

Gudoomiyaha degmada Tiyeeglow Maxamed Cabdulle Food Cadde ayaa sheegay in hada amaanka degmada la isku haleyn karo.

Ciidamada dowladda Soomaaliya iyo kuwa Koonfur Galbeed ayaa waxa ay hada howlgallo ka wadaan degmada Tiyeeglow.

Dhanka kale Gudoomiyaha degmada Tiyeeglow ee gobolka Bakool Maxamed Cabdulle Food Cadde ayaa sheegay in sii wadayaan howlgalada si loo dhameystiro furitaanka wadooyinka.

Xafiis Wareedka Markacadeey.com
Muqdisho-Soomaaliya
E-mail: markacadeeymedia@gmail.com

About the Author

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>

gabadhiireerSudan BaadiGoob300 tuuglaxaday300 ANAASIXRAYNINKA3002 Aabedartii300 arooskaorod300