Published On: Sat, May 14th, 2016

Ciidanka Amaanka oo Muqdisho ka qabtay Gaari iyo Labtobyo loo adeegsan rabay Qaraxyo

WAR-DEG-DEG-AH2
Ciidamada Amaanka Dalka ayaa ka hor tagay weerar qaraxyo ah oo loo adeegsan lahaa  Gaari iyo Todobo Laabtob, kuwaasi oo ay ciidanku ka war heleen, iyaga oo sidoo kale la qabtay ninkii DIyaarinayay.Sida aan wararka ku helayno Ciidanka  ayaa ka qabtay Waxyaabahasi Qarxa Degamda Howlwadaag.

Goor dhaw ayaan idiin soo gudbin doonaan Faahfaahinta Warkaan

About the Author

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>

gabadhiireerSudan BaadiGoob300 tuuglaxaday300 ANAASIXRAYNINKA3002 Aabedartii300 arooskaorod300