Published On: Sat, May 14th, 2016

Ciidamada dowlada oo la wareegay degmada Aadan yabaal ee gobolka Sh/Dhexe

dagaal-shabab

Sida ay tabineyso wakaalada Wararka Soomaaliyeed ee SONNA Ciidamada dowlada federaalka Soomaaliya ayaa dib ula wareegay gacan ku heynta degmada Aadan Yabaal ee gobolka Shabeelada Dhexe.

Ciidamada dowlada ayaa fariismo cusub ka sameystay gudaha degmada sida wakaalada ay baahisay,balse ma aysan sheegin in dagaal dhacay iyo inuusan dhicin.

Al Shabab weli si rasmi ah ma aysan uga hadlin wararka sheegaya in ciidamada dowlada Soomaaliya ay dib u qabsaden degmada Aadan Yabaal ee gobolka Shabeelada Dhexe.

Xafiis Wareedka Dulqaadka.com (Dulqaadka Media)
Muqdisho-Soomaaliya
E-mail: dulqaadkanews@gmail.com
info@dulqaadka.com

About the Author

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>

gabadhiireerSudan BaadiGoob300 tuuglaxaday300 ANAASIXRAYNINKA3002 Aabedartii300 arooskaorod300