Published On: Fri, May 13th, 2016

Gudoomiyaha Baraawe “Waxaa socda howlgal lagu furayo waddooyinka”

Barawa
Maamulka degmada Baraawe ee gobolka Shabeelaha hoose ayaa sheegay in ay wadaan howlgallo lagu furayo waddooyinka ay xireen malleeshiyada Al-shabaab ee soo gala degmadaasi.Gudoomiyaha degmada Baraawe ayaa Radio u sheegay iney socdaan howlgallo xoog leh oo lagu furaayo waddooyinka mara deegaannada hoos yimaada degmada Baraawe, kuwaasoo uu sheegay in meelaha qaar ay jareen maleeshiyaadka Shabaab.

Dhinaca kale wuxuu tilmaamay iney maamullo u sameeyeen dhamaan tuulooyinka hoos ymaada degmada Baraawe isagoo xusay in maamulladaasi ay wax ka qaban doonaan dhamaan baahiyaha ka jira deegaannadaasi.

,features: [‘playpause’,’current’,’progress’,’duration’,’volume’,’tracks’,’fullscreen’]
,audioWidth:400,audioHeight:30
});
});

About the Author

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>

gabadhiireerSudan BaadiGoob300 tuuglaxaday300 ANAASIXRAYNINKA3002 Aabedartii300 arooskaorod300