Published On: Fri, May 13th, 2016

Guddiga dib eegista doorashooyinka oo marti ku ahaa barnaamijka kulanka todobaadka “Dhageyso”

votBarnaamijka kulanka todabaadka ee ka baxa Radio Muqdisho iyo SNTV ayaa waxaa maanta marti ku ahaa Guddiga dib u eegista doorashooyinka ee Baarlamaanka Soomaaliya iyagoo faah faahin ka bixiyay halka ay marayyaan howlaha guddigaasi loo xilsaaray.Xubnaha guddiga ee barnaamijka kulanka martida ku ahaa ayaa waxaa ka mid ahaa Xildhibaanada kala ah Maryan Aweys Jaamac, C/samad Macalin Maxamuud iyo  Shariiif C/lle, iyagoo caddeeyay in aysan jiri doonin muddo kordhin loo sameeyo doorashooyinka dhacaya sanadkaan  2016-ka, iyagoo intaa ku daray in shacbiga Soomaaliyeed aysan walwal  iyo wax dareen ah ka muujin dib u dhigidda doorashooyinkaasi.Mas’uuliyiintan ayaa intii uu barnaamijku socday ka jawaabay su’aalo ay soo weydiiyeen qaar ka mid ah dhageystayaasha barnaamijka ee ku kala sugan dalka iyo dibadda.Halkan hoose ka dhageyso 


About the Author

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>

gabadhiireerSudan BaadiGoob300 tuuglaxaday300 ANAASIXRAYNINKA3002 Aabedartii300 arooskaorod300