Published On: Thu, May 12th, 2016

Wargelin:- Barnaamijka Kulanka Todobaadka Oo Berri Ku Saabsan Howsha Doorashooyinka Ee Baarlamaanka Hor Taala

Kulanka-Todobaadka
Barnaamijka Kulanka Todobaadka ee ka baxa Radio Muqdisho iyo Telefishinka Qaranka Soomaaliyeed (SNTV) waxa uu berri ku saabsan yahay howsha Baarlamaanka ay gacanta ku hayaan ee la xiriirta in sharci laga dhigo Barnaamijka doorashooyinka la filayo in ay dalka ka dhacaan dhammaadka sanadkan 2016.Barnaamijka waxaa marti ku ah Xildhibaanno ka tirsan guddiga uu Baarlamaanka u saaray arintan iney diyaariyaan sharciga doorashooyinka ayadoo guddigana ay kulammo arintaasi ku saabsan maalmihii lasoo dhaafay ku lahaayeen magaalada Muqdisho.

Hadaba hadii aad heyso su’aal ama feker ku saabsan moowduuca ka qeyb qaado barnaamijka oo toos uga baxaya Radio Muqdisho iyo SNTV 10ka barqanimo xiliga Muqdisho insha Allah.

Mahadsanidiin

Soo saaraha Barnaamijka:- C/fataax Daahir Jayte

About the Author

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>

gabadhiireerSudan BaadiGoob300 tuuglaxaday300 ANAASIXRAYNINKA3002 Aabedartii300 arooskaorod300