Published On: Thu, May 12th, 2016

Madaxweyne Dalka oo maanta ka qeyb caleema-saarka Madaxweynaha Uganda

xasa2
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, mudane Xassan Sheekh Maxamuud iyo wafdi ballaaran oo uu hogaaminaayo oo ku sugan magaalada Kampala ee xarunta dalka Uganda ayaa lagu wadaa in maanta halkaasi ay kaga qeyb galaan munaasabad lagu caleema saaraayo madaxweynaha dib loo doortay ee dalkaas, Mr. Yoweri Moseveni.Mudane Xassan Sheekh Maxamuud ayaa caleema saarka kadib waxaa lagu wadaa in uu kulamo gaar gaar ah la qaato qaar ka mid ah madaxda ka qeybagaleyso munaasabadda, si uu ugala hadlo arimaha Soomaaliya iyo fursadaha maalgashi ee ka jira gudaha dalka.

Yoweri Museveni ayaa dib loo doortay 20-kii Bishii February ee sanadkaan, iyadoo Doorashadaas uu qaadacay Hogaamiyaha Mucaaradka ah Kizza Besigye oo la tartamay Madaxweynaha Wadanka Uganda.

About the Author

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>

gabadhiireerSudan BaadiGoob300 tuuglaxaday300 ANAASIXRAYNINKA3002 Aabedartii300 arooskaorod300