Published On: Wed, May 11th, 2016

Dowlada Federaalka oo Beenisay in Caruur ay askar u qorteen.

 Nabad-Sugida

Dhawaan warbixin uu qoray wargeyska kasoo baxay dalka Maraykanka oo lagu magcaabo Washiton post ayaa lagu sheegay in nabad Sugida Soomaaliya ay askareeyaan caruurta ka soo baxda ururka al-shabaab.

Dowladda Soomaaliya ayaa beenisay in NISA ay Askareyso Caruurtii horay uga soo baxay Al-Shabaab,waxaana hadalkaas ku tilmaantay mid been abuur ah.

Dowladda Somaliya waxa ay sheegtay inay ilaalinayso xeerka ku aadan inaan caruurta la askareyn Karin, sidoo kalena aanan loo adeegsan karin arimo ku aadan Basaasnimada.

Dowladda Soomaaliya Waxay sheegtay in ay ku dadaasho in dhaqan celin wanaagsan loo sameeyo kuwa kasoo goosta Al-shabaab,islamarkaan ay dirto iskuulada si wax loo baro.

7 bishaan ayaa wargeyska Washiton post lagu daabacay warbixin lagu sheegaayo in dowladda Soomaaliya caruurta kasoo goosata Al shabaab ay u adeegsado howlo basaasnimo ah.

Markacadeey.com

About the Author

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>

gabadhiireerSudan BaadiGoob300 tuuglaxaday300 ANAASIXRAYNINKA3002 Aabedartii300 arooskaorod300