Published On: Tue, May 10th, 2016

Gudoomiyaha Gobolka Sool oo la weeraray

5521857_G

Kooxo hubeysan ayaa waxa ay weerar ku qaadeen guri uu ka degan yahay magaalada Laas-caanood gudoomiyaha gobolka Sool Mustaf Cabdi Ciise.

Wararka ayaa sheegaya in dagaal xoogan uu dhexmaray dableyda iyo ilaalada gudoomiyha.

Ilaa iyo hada lama xaqiijin karo kooxaha weerarkan soo qaaday, iyadoo goobta uu weerarku ka dhacay hada ay tahay mid degan.

Kooxaha weerarkan soo qaaday wali lama oga halka ay ka tirsan yihiin.

Maamulka magaalada Laas-caanood ayaanan ilaa iyo hada ka hadlin weerarka lagu soo qaaday gudoomiyaha gobolka Sool Mustaf Cabdi Ciise.

Markacadaeey.com

About the Author

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>

gabadhiireerSudan BaadiGoob300 tuuglaxaday300 ANAASIXRAYNINKA3002 Aabedartii300 arooskaorod300