Published On: Mon, May 9th, 2016

Turkiga oo raashiin gargaar ah u soo dirtay Soomaaliya

turkish
Dowladda Turkiga ayaa Soomaaliya u soo dirtay  11,000 oo ton oo ah raashiin gargaar ah maalintii Axadda  sida laga soo xigtay waaxda ka jawaabidda xaaladaha deg dega ah ee loo soo gaabiyo (AFAD).Guddoomiyaha waaxdaas ninka lagu magacaabo,  Fuat Oktay, ayaa sheegay in markabka raashiinkaas sida uu ka soo ambabaxay dekadda Haydarpasa ee  magaalada  Istanbul . “ Waxaan soo dirnay  kaalmo raashiin ah muddo  shan sano kadib 15 maalmood gudahood ayuuna gaari doonaa Soomaaliya,” ayuu yiri .“Waxaa u mahadcelinaa hooyooyinka Soomaaliyeed.”

Turkiga ayaa ku bixiya  Soomaaliya aduun dhan  $500 million,  taas oo wadanka ka dhigtay in uu ka soo kabto dhibaatooyinkii soo maray inkastoo wali ay jiraan carqalado ay wadaan kooxda Al-shabaab.

About the Author

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>

gabadhiireerSudan BaadiGoob300 tuuglaxaday300 ANAASIXRAYNINKA3002 Aabedartii300 arooskaorod300