Published On: Sun, May 8th, 2016

Wasaaradda Kalluumeysiga oo dhiiri gelineyso soo nooleynta dhaqanka

IMG_6E0B76-520834-FBA6B2-52A3C7-6558B3-CFE2B8
Wasiiradda Kalluumeysiga dalka ayaa wadda qorshe lagu dhiiri gelinayo in dib loo soo nooleeyo cayaaraha hidaha iyo dhaqanka, taasi oo ay ku sheegeen in lagu gaari karo horumar wanagsan.Wasiirka Kalluumeysiga iyo Kheyraadka badda Mudane Maxamed Cumar Caymooy oo hadal kooban ka jeediyay xaflad lagu soo bandigayay cayaaraha hidaha iyo dhaqanka dalkeena ayaa xusay in Wasaaraddu ay dhiiri gelineyso dib u soo nooleynta dhaqanka, aynka ka qeyb qaadanayaan barnaamijyada lagu horumarinayo dhaqanka.

“Runtii waa arrin lagu farxo in maanta dhallinyaradan ay na xasuusiyeen dhaqankii aan lahayn, gobolkasta waxa uu lahaa cayaro iyo dhaqan u gaar ah, marka waxaan codsanaa inaan dhaqanka lagu soo koobin hal cayaar oo qura” ayuu yiri Wasiirka Kalluumeysiga dalka oo xusay in Wasaaraddiisu ay dhiiri gelineyso dib u soo nooleynta dhaqanka.

About the Author

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>

gabadhiireerSudan BaadiGoob300 tuuglaxaday300 ANAASIXRAYNINKA3002 Aabedartii300 arooskaorod300