Published On: Sun, May 8th, 2016

Caleemo Saarka Ismaaciil Cumar Geelle oo la soo gabagabeeyay.

1-6

Munaasabad si heersaro loo soo agaasimay ayaa maanta waxaa lagu qabtay Qasriga Guriga Umadda dalka Jabuuti, waxaana lagu caleemo saarayay madaxweynaha dalka Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle.Munaasabadda ayaa waxaa ka soo qeyb galay wadamo fara badan,waxaana ka mid dalalka ka soo qeyb galay munaasabadda Madaxweynaha Ruwanda Boul-kagame, Ra’iisul wasaaraha Itoobiya Xeyla Maryam, Madaxweyne ku xigeenka Uganda iyo Mas’uuliyiin kale.

Dhanka Soomaaliya ayaa waxaa ka qeyb galay caleemo saarkaN Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Ismaaciil Cumar Geelle, Madaxweynaha Soomaaliland Axmed Maxamed Siilaanyo iyo Madaxweynaha maamulka Puntland C/wali Maxamed Cali Gaas.

Ismaaciil Cumar Geelle ayaa ku dhaartay in uu si daacad ah ugu shaqeyn doono shacabkii markale kalsoonida ku doortay.

Dhanka kale Madaxweyne Geelle ayaa tilmaamay in u gudan doono waajibaadka saaran.

Markacadeey.com

About the Author

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>

gabadhiireerSudan BaadiGoob300 tuuglaxaday300 ANAASIXRAYNINKA3002 Aabedartii300 arooskaorod300