Published On: Fri, May 6th, 2016

Wasiirka Dhallinyarada iyo Ciyaaraha oo marti ku ahaa barnaamijak kulanka todobaadka “Dhageyso”

download-2Barnaamijka oo ka baxa Radio Muqdisho iyo Telefishinka Qaranka ayaa waxaa marti ku ahaa wasiirka Dhallinyarada iyo Ciyaaraha mudane  Maxamed Cabdulaahu Xasan Nuux oo ka waramay xaaladda dhallinyarada Soomaaliyeed iyo qorshaha wasaaradda ku wajahan sidii loo hakin lahaa tahriibka dhalinyarada.

Wasiirka ayaa si faah faahsan uga jawaabay su’aalo ay soo weydiiyeen qaar ka mid ah dhageystayaasha barnaamijka oo ku kala dugan dalka iyo dibadda kuwaasoo ku wajahnaa mowduuca barnaaamijka.


About the Author

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>

gabadhiireerSudan BaadiGoob300 tuuglaxaday300 ANAASIXRAYNINKA3002 Aabedartii300 arooskaorod300