Published On: Fri, May 6th, 2016

DHAGEYSO: Gudoomiye Jawaari “Xildhibaanada waa in ay muujiyaan Mas’uuliyad”

-Gudoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa sheegay in kulamada u haray baarlamaanka Soomaaliya aan la aqbali karin in lagu dhumiyo xildhibaanada oo aan soo xaadirin kulamada.

Gudoomiye Jawaari ayaa sheegay in xildhibaanada looga baahan yahay in ay muujiyaan Mas’uuliyad taas oo ku aadan in ay soo xaadiraan kulamada uga haray kalfadhigan.

Shalay ayaa kulan gaar ah oo looga hadli lahaa xilka qaadista lagu sameeyay Gudoomiyaha Maxkamadda Sare ee dalka Ceydiid C/laahi Ilka-xanaf waxa uu ubaaqday Kooram la’aan kadib markii ay soo xaadiri waayeen tiradii looga baahnaa xildhibaanada in uu kulanka ku furmo.


Markacadeey.com

About the Author

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>

gabadhiireerSudan BaadiGoob300 tuuglaxaday300 ANAASIXRAYNINKA3002 Aabedartii300 arooskaorod300