Published On: Thu, May 5th, 2016

Taliyaha ciidanka Asluubta oo booqanaya Talyaaniga

13087546_534744856686148_1970389824383960363_n-300x225Taliyaha ciidanka Asluubta Soomaaliyeed sareeyo gaas, Bashiir Maxamed Jaamac (Bashiir Goobe) oo howllo shaqo  u jooga dalka Talyaaniga ayaa booqday xabsiga weyn ee Luciardone  ee Magaalo Madaxda Jasiirada Sicilia ee Palerma, halkaas uu kula kulmay saraakiisha xabisagaasi maamusha, iyagoo kawada hadlay sidii wadashaqeyn iyo iskaashi  ay u yeelan lahaayeen labada dhinac.Sidoo kale saraakiishaasi  ayaa janaraal Bashiir, waxa uu kala hadlay sidii ciidanka Asluubta Soomaaliyeed ay uga caawin lahaayeen dhanka tabarada la xiriira ilaalinta maxaabiista iyo habka  loola macaamilo .

Intii uu ku sugnaa xabsiga Weyn ee  Luciardone  ee Magaalo Madaxda Jasiiradda Sicilia ee Palerma,  sareeyo gaas Bashiir Maxamed Jaamac, taliyaha ciidanka Asluubta Soomaaliyeed  ayaa lagu casuumay in uu dhageysto dacwad Maxkamadu ay ku dhageysaneysay xabsiga dhexdiisa laguna qaadayey mukhalasiin loo heystay in boqolaal dhalinyaro ah oo  Soomaali ku jirto kuwaas oo lagu soo eedeeyay in ay ku daadiyay badda u dhaxeyso Italy iyo Libiya.

About the Author

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>

gabadhiireerSudan BaadiGoob300 tuuglaxaday300 ANAASIXRAYNINKA3002 Aabedartii300 arooskaorod300