Published On: Thu, May 5th, 2016

Puntland oo Digniin u dirty Golaha Baarlamaanka Soomaaliya. War Saxaafadeedka Akhri

PUNTLAND (1)

Golaha wasiirada maamul goboleedka Puntland ayaamkulan ay maanta yeesheen ka soo saaray qodobo quseeya doorashada dalka 2016, waxaana lagu sheegay in Puntland u diyaar garoobeyso doorashada dhaceysa dhammaadka sanadkan.

Puntland waxay si cad ugu sheegtay Golayaasha dowladda Federaalka in la ilaaliyo heshiisyadii doorashada ee la isku ogaa.

Arrintan ayaa ku soo beegmeysa iyadoo Baarlamaanka Federaalka uu wado dood ku saabsan heshiiska doorashada 2016 oo qodobo ka mida ay xildhibaanada ka horjeedaan.

 AKHRI WAR-MURTIYEEDKA

war

Xafiis wareedka Markacadeey.com

Muqdisho- Soomaaliya

E-mail: madkacadeeymedia@gmail.com

Share on Google+0Share on LinkedIn0Email this to someoneTweet about this on Twitter0Digg thisShare on Facebook0

About the Author

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>

gabadhiireerSudan BaadiGoob300 tuuglaxaday300 ANAASIXRAYNINKA3002 Aabedartii300 arooskaorod300