Published On: Thu, May 5th, 2016

DHAGEYSO: Faahfaahin sidee loo dhaawacay Wasiirka Amniga Puntland..?

Cxakiim1

Gaashaanle Sare C/Xakiim Yuusuf, Taliyaha qaybta Booliska Gobolka Bari oo ka mid ahaa saraakiishii ku suganeyd Xeradda ciidamadda Birmadka ee magaalada  Boosaaso oo maanta is rasaaseyn ka dhacday ay ku dhaawacmeen saraakiil iyo wasiirkii Amniga Puntland ayaa faahfaahin ka bixiyay shilkii dhacay.

Isagoo wareysi siiyay Idaacadda Daljir ayu sheegay in falku ku dhacay si mas’uuliyad darro ah oo askari xabad riday kadibna ciidamada iyo ilaalada mid waliba  xabad furay, wuxuuna sheegay in laba sarkaal xaalkoodu darran yahay, wasiirkuna dhaawaciisu aanu adkeyn oo xabadu ka dustay bowdada.

Dadka dhaawacmay waxaa ku jira taliye ku xigeenka Birmadka oo wararka qaar ay hadda sheegayaan inuu geeriyooday.

Dhegeyso Faahfaahinta


Markacadeey.com

About the Author

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>

gabadhiireerSudan BaadiGoob300 tuuglaxaday300 ANAASIXRAYNINKA3002 Aabedartii300 arooskaorod300