Published On: Thu, May 5th, 2016

Baarlamaanka oo ka doodaya xilka qaadistii guddoomiyaha maxkamadda sare

Kulanka-Baarlamaanka-Maanta-210-620x330
Xildhibaanada baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta kulanka ay magaalada Muqdisho ku yeelanayaan waxaa ay ugu doodi doonaan xilka qaadista guddoomiyihii hore ee maxkamadda sare ee dalka Abuukaate Ceydiid C/laahi ( Ilko-Xanaf) oo shalay madaxweynaha jamhuuriyadda Soomaaliya degreeto ku magacaabay guddoomiye ku cusub isla markaana kii hore ka xayuubiyay xilkii.Madaxweynaha dalka mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa Dr. Ibraahim Iidle Suleymaan, u magacaabay xilka guddoomiyaha maxkamadda sare ee dalka, waxaana madaxweynaha uu sheegay in guddoomiyaha cusub looga fadhiyo in uu wax badan oo isbedelka ku sameeyo hanaanka cadaaladda dalka.

Wixii warar ah ee ku soo kordha waad la socon doontaan insha’alah.

About the Author

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>

gabadhiireerSudan BaadiGoob300 tuuglaxaday300 ANAASIXRAYNINKA3002 Aabedartii300 arooskaorod300