Published On: Wed, May 4th, 2016

Qarax manta ka dhacay Afgooye.

afgooye-shabeelaha-hoose

Degmada Afgooye ee gobolka Shabeelaha hoose ayaa lagu soo waramayaa in manta uu qarax ka dhacay, iyadoo qaraxaanina la soo sheegayo in uu qasaaro geystey.

Wararka ayaa sheegaya in qaraxa uu ka dhacay suuqa Xoolaha, waxaa Inta la ogyahay ku dhaawacantay 3 qof, iyadoo aysan jirin wax dhimasho ah.

Ciidamada dowladda Soomaaliya ayaa waxa ay soo gaareen goobta uu qaraxa ka ka dhacay, waxaana ay halkaasi ka bilaabeen howlgallo lagu xaqiijinayo amniga.

Maamulka demada Afgooye ayaanan wali ka hadlin qaraxan maanta ka dhacay suuqa xoolaha ee degmadaasi.

Suuqa xoolaha ee degmada Afgooye ayaa horey sidaan oo kale waxaa uga dhacay qarax geystay khasaare dhimasho iyo dhaawac.

Xafiis wareedka Markacadeey.com

Muqdisho- Soomaaliya

E-mail: madkacadeeymedia@gmail.com

About the Author

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>

gabadhiireerSudan BaadiGoob300 tuuglaxaday300 ANAASIXRAYNINKA3002 Aabedartii300 arooskaorod300