Published On: Wed, May 4th, 2016

Ilko Xanaf muxuu ka yiri Xil ka qaadistii Madaxweynaha uu manta ku sameeyay?

ilka-xanaf

Kadib markii goor dhow oo manta ah ay soo baxdey in madaxweynaha Jamhuuriyada federaaliga Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud uu shaqada ka ceyriyay gudoomiyaha Guddoomiyaha Maxkamadda sare ee dalka Ceydiid C/llahi Ilkaxanaf ayuu Ilko Xanaf ka Hadley arrintaasi.

Ilko xanafaa sheegay inuusan waxba kala socon xil ka qaadis maanta lagu sameeyay isagoo sheegay inuu xilka Maxkamadda sare sidii hore u hayo.

Ceydiid ayaa diiday inuu faahfaahin ka bixiyo wareegtada xilka looga qaaday ee kasoo baxday xafiiska madaxweynaha iyadoo mas,uul cusub xilkaasi loo dhaariyay.

Guddoomiyaha maxkamadda sare ayaa ku adkeysanaya inuu weli yahay guddoomiyaha sharciga ah ee maxkamadda sare ee Soomaaliya oo aanay jirin wax iska bedelay.

Waan idin soo gudbineynaa Wararkani wixii ku soo kordha Indha Allah.

Xafiis wareedka Markacadeey.com

Muqdisho- Soomaaliya

E-mail: madkacadeeymedia@gmail.com

About the Author

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>

gabadhiireerSudan BaadiGoob300 tuuglaxaday300 ANAASIXRAYNINKA3002 Aabedartii300 arooskaorod300