Published On: Wed, May 4th, 2016

Dibad baxa ka dhacay magaalada Gaalkacyo.

h2

Wararka ka imaanaya Magalada Gaalkacyo ayaa sheegaya in maanta uu magaladaas uu  ka dhacay   dibad bax looga soo horjeeda isbaarooyinka sharci darada ah ee yaala qeyba kamid ah deeganada galmudug islamrkana lagu soo Dhaweynayo Howgalkii shalay ciidamada Galmudug ay kula waregeen jidgooyooyin sharci dara ah ee yaallay duleedka Gaalkacyo.

Dibad Baxa ayaa maanta ayaa waxaa ka soo qeyb galay maamulka gobolka kan dagmada ,laamaha amaanka iyo qeybaha bulshada ee dagmada Gaalkacyo.

Duqa degmada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug Xirsi Yuusuf Bare oo la hadlay idaacadda Risaala ayaa ka hadlay banaan baxa maanta ka dhacay magaalada Gaalkacyo.

Xafiis wareedka Markacadeey.com

Muqdisho- Soomaaliya

E-mail: madkacadeeymedia@gmail.com

About the Author

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>

gabadhiireerSudan BaadiGoob300 tuuglaxaday300 ANAASIXRAYNINKA3002 Aabedartii300 arooskaorod300