Published On: Wed, May 4th, 2016

Ciidamada xoogga dalka oo howlgallo ka fuliyay tuuloyin hoostaga Jalalaqsi

dagaal1
Ciidamada xoogga dalka ayaa maanta howlgallo ka dhan ah maleeshiyada Al-Shabaab ka sameeyay Degmada Jalalaqsi iyo deegaanada hoosyimaada, kaasi oo ay ku soo qabteen tiro dad ah oo lala xiriirinayo Al-Shabaab.Saraakiisha ciidamada xoogga dalka ayaa warbaahinta Qaranka u sheegay in howlgalkii maanta uu ahaa mid looga hortagayay falal ay maleeshiyada Al-Shabaab ka geysanayeen tuulooyin hoostaga degmada Jalalaqsi, halkasi oo ay sheegeen inay ku soo qabteen 10 ruux oo lala xiriirinayo inay la shaqeeyaan Al-Shabaab.

Dadka deegaanka ayaa soo dhaweeyay howlgalka ka dhanka ah Al-Shabaab, iyagoo xusay inay xoojinayaan la shaqeynta ciidamada xoogga dalka.

About the Author

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>

gabadhiireerSudan BaadiGoob300 tuuglaxaday300 ANAASIXRAYNINKA3002 Aabedartii300 arooskaorod300