Published On: Wed, May 4th, 2016

Beelarayda gobolka Shabeelaha Dhexe oo ku howlan tabco

Beeraleyda_Jowhar-620x330
Beeralayda  Gobolka Shabeelada  Shabeelaha Dhexe ayaa sheegay in la filayo in wax soosaarkii  beeraha  ee Gobolka uu kordho,   xilli     webiga Shabeelle  uu biya keenay,  roobabkii  gu’agana ay ka curteen qeybo ka mid ah gobollada dalka.Xuseen  Cumar Calo oo ka  mid ka mid ah beeraday ku dhaqan  gobolka  Shabeelaha Dhexe ayaa sheegay in roobabkii  Gu’a ee da’ay ay ku Soo beegmeen xilli  baahi weyn ay uqabeen,  waxa uu intaa ku daray in  webiga uu fataahaado ka sameeyay meela qaar, taasina ay umuuqato inay saamayn ku yeelato wax soo saarka beeraha

Xuseen  Cumar ayaa xusay in Maamulka Gobolka uu wado daadaalo lagu xakamaynayo webiga si uusan usaamayn Nolosha Dadka

About the Author

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>

gabadhiireerSudan BaadiGoob300 tuuglaxaday300 ANAASIXRAYNINKA3002 Aabedartii300 arooskaorod300