Published On: Tue, May 3rd, 2016

Dagaal ka socda Duleedka magaalada Gaalkacyo

dag;

Ciidamada maamulka Galmudug ayaa saakay Weerar qaaday Maleeshiyaad isbaaro dhigtay duleedka magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug.

Dagaalka ayaa hada ka socda deegaanka Ceel-aqwaan oo 10 km u jira magaalada Gaalkacyo ,waxayna la sheegaya in uu dagaalku xoogan yahay.

Dagaalka ayaa yimid ka dib markii ciidanka nabad sugid Galmudug ay isku dayeen in ay xoog ku qaadaan isbaarooyinka yaala deegaanka Ceel-aqwaan ee duleedka Gaalkacyo.

Ilaa hadda lama Oga Khasaaraha ka dhashay dagaalka ka socda duleedka Gaalkacyo

About the Author

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>

gabadhiireerSudan BaadiGoob300 tuuglaxaday300 ANAASIXRAYNINKA3002 Aabedartii300 arooskaorod300