Published On: Mon, May 2nd, 2016

Faahfaahinta howlgalka ay dowladda Soomaaliya ka waddo Sh/Dhexe

Ciidanka dowladda Soomaaliya ayaa waxa ay howlgallo ka dhan ah Ururka Al-shabaab ay ka bilaabeen deegaanada hoostaga gobolka Shabeelaha Dhexe.

Saraakiisha dowladda Soomaaliya ayaa howlgalka ku sheegay in Al-shabaab looga saarayo dhamaan deegaanada gobolka Shabeellaha Dhexe.

Howlgalka ayaa waxaa sameynaya ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed,waxaana ciidanka hogaaminaya taliyaha ciidanka xoogga Maxamed Aadan Axmed.

howl howl1

About the Author

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>

gabadhiireerSudan BaadiGoob300 tuuglaxaday300 ANAASIXRAYNINKA3002 Aabedartii300 arooskaorod300