Published On: Mon, May 2nd, 2016

Banaan bax ka dhacay Garoowe

banaan

Magaalada Garoowe ee caasimada maamulka Puntland waxaa maanta ka dhacay banaan-bax sababay in ay isku dhacaan dadka banaan baxa dhigeyey iyo sidoo kale ciidanka ammaanka.

Banaan baxa ayaa salka ku hayey sicir bararka ka jira deegaanada Puntland, isagoona ka dhacay afaafka hore ee aqalka Baarlamanka maamulka puntland.

Dadkan banaanbaxa dhigayey qaar kamid ah oo lahadlay warbaahinta ayaa sheegay inay lacago badan oo ka kala yimaada Soomaliland, iyo Koonfurta Soomaaliya lacago laga soo saaro gadiid ay ku qaaliyeeyeen qiimaha dollarka deegaanada Puntland.

About the Author

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>

gabadhiireerSudan BaadiGoob300 tuuglaxaday300 ANAASIXRAYNINKA3002 Aabedartii300 arooskaorod300