Published On: Sun, May 1st, 2016

Wafdi ka socda Beesha caalamka oo gaarey Boosaaso.

beesha

Madaxweynaha maamulka Puntland C/wali Maxamed Cali Gaas ayaa maanta ku qaabilay Madaxtooyada Puntland ee magaalada Boosaaso wafdi ka socday dowladda Talyaaniga, dowladda Soomaaliya iyo urur goboleedka IGAD.

Wafdiga ayaa waxaa garoonka diyaaradaha ee Boosaaso ku soo dhaweeyey mas’uuliyiinta maamulka Puntland, iyo qeybaha kala duwan ee bulshada.

Garoonka diyaaradaha magaalada Boosaaso oo wejigiisii koowaad dhowaan la soo gebagebeeyey ayaa dhaqaalaha ku baxay waxa bixisay dawladda Talyaaniga.

beesha1 beesha2 beesha4

Markacadeey.com

About the Author

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>

gabadhiireerSudan BaadiGoob300 tuuglaxaday300 ANAASIXRAYNINKA3002 Aabedartii300 arooskaorod300