Published On: Sat, Apr 30th, 2016

Xabad joojin Suuriya ka dhaqangalaysa maanta

xabad

Xabad joojin ku meelgaar ah oo uu ballanqaaday milatariga Suuriya ayaa lagu wadaa in ay dhaqan gasho maanta.

Waxay xabadjoojintani ka dhaqangalaysaa agagaarka magaalada Dimishiq mudda 24 saac ah.

Waxaa sidoo kale jiray xabadjoojinta seddax malamood socon doonto oo ka dhaqangalaysa gobalka Latakia.

xabad joojinta Waxaan ku jirin magaalada Xalap, halkaasoo in ka abdan 2 boqol oo qof lagu dilay isbuucan.

Ka dib markii ay sii xoogaysteen dagaaladda iyo rabshadaha ka dhacay dalka Suuriya.

Beesha caalamka ayaa si weyn u cambaaraysay dagaaladii ugu dambeeyey ee Xalab

Waxaana la bartilmaameedsaday goobo dad shacab ah ay ku nool yihiin.

About the Author

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>

gabadhiireerSudan BaadiGoob300 tuuglaxaday300 ANAASIXRAYNINKA3002 Aabedartii300 arooskaorod300