Published On: Sat, Apr 30th, 2016

Ra’iisul Wasaare Cumar Cabdirashiid oo Maanta hortagaya Baarlamaanka

CUMAR-CABDIRASHIID
Ra’iisul wasaaraha xukuumada federaalka Soomaaliya mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke ayaa Maanta lagu wadaa inuu hortago Baarlamaanka Soomaaliya.Ra’iisul Wasaaraha ayaa Baarlamaanka hor geyn doona qorashaha Doorashada ee Sanadkan sida qorshaha uu yahay.

Cumar Cabdirashiid ayaa qubad ka hor jeedin doona mudanayaasha Baarlamaanka Soomaaliya,isaga oo sharaxi doona qorshaha doorasho ee Sanadkan.

Gudoomiyaha Baarlamaanka Maxamed Cisman (Jawaari) ayaa wariyeyaasha u xaqiijiyay kulankan maalintii Arbacada.

About the Author

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>

gabadhiireerSudan BaadiGoob300 tuuglaxaday300 ANAASIXRAYNINKA3002 Aabedartii300 arooskaorod300