Published On: Sat, Apr 30th, 2016

Dad ku xaniban guri lix dabaq oo ku dumay Nairobi

dad ku dhinte

Magaaladda Nairobi guri lix dabaq ah ayaa burburay oo dadna ay ku waxyeeloobeen.

Kooxaha gurmadka ayaa baadigoobaya dadkii uu gurigan ku dumay.

Burburka gurigan ayaa la sheegayaa inuu sababeen daadad ka dhashay roobab da’ay

Waxaa ilaa iyo hadda la raadinayaa dad ku hoosjira dhismaha dumay.

Kooxaha gurmadka ayay howshoodu ku adkaatay kadib markii ay saxmad galeen.

Ilaa kontomeeyo qof ayaa la soo badbaadiyay dhismaha oo caruur ay ka mid yihiin.

Booliska ayaa xaqiijiyay dhimashada ugu yaraan seddax qof

About the Author

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>

gabadhiireerSudan BaadiGoob300 tuuglaxaday300 ANAASIXRAYNINKA3002 Aabedartii300 arooskaorod300