Published On: Thu, Apr 28th, 2016

Xaamud”Dhallinta Tahriibta haku biireen Booliska

 jeneral

Jeneral Maxamed Sheekh Xasan Xaamud ayaa Dhalinta Kula Taliyay iney iska Daayaan Tahriibka wuxuu Xaamud Raja Kamuujiyay in Xuquuqdooda ay Helaan Ciidanka Soomaaliyeed.

Dowladda hadda jirta ayuu ku tilmaamay mid socod barad ah,waxaana uu sheegay in Sanadka Dambe ay sidan ka awood badnaan doonto islamarkaana ay ku dadaalayaan in ay buuxiyaan Baahiyaha Ciidanka Booliska.

Taliye Xaamud ayaa ka hadlayay Munaasibad Todobaadle ah oo ay ka qeyb galayaan Mamaulka Gobolka Banaadir Saraakiisha Booliska Maamul Goboleedyada,kaas oo looga hadlo amniga iyo xiriirka Saraakiisha Booliska ee Dalka.

Dhallinyarada Soomaaliyeed ayuu ugu baaqay in aysan ka tahriibin Dalka,waxaana sidoo kale Munaasibadda 17 Neef oo Ari ah ku yaboohay Booliska Guddoomiye ku xigeenka Gobolka Banaadir Halka Degmada Yaaqshiid uu isna ku yaboohay Neef Geel ah.

Maalinta barri ah ayuu Taliyaha Baoolsiku Sheegay inuu Qado Sharaf Muqdisho ugu Sameynayo Xubnaha Ka socda Dowlad Gobaleedyada Dalka kajira ee Muqdisho Mudooyinkan Kusugnaa

About the Author

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>

gabadhiireerSudan BaadiGoob300 tuuglaxaday300 ANAASIXRAYNINKA3002 Aabedartii300 arooskaorod300