Published On: Thu, Apr 28th, 2016

Wasiirka Arrimaha Dibadda Somaliya oo la kulmay dhigiisa Emirate-ka Carabta (SAWIRRO)

Hadliye3

Wasiirka Arimaha Dibadda Somaliya, C/salaan Hadliye Cumar oo booqsho ku joogay maalmahan Emirate-ka Carabta, ayaa kulan la qaatay Dhigiisa Wasiirka Arrimaha Dibadda Emirate-ka Carabta Abadalla Bin Zayid Al Nahyan.

labadda Wasiir, ayaa waxay ka wada hadleen xaaladda  Siyaasadeed  ee Soomaaliya, hormarka ay sameeysey xukuumadda, xiriika walaaltinimo ee soo jireenka ah  oo  ka dhaxeeya labada dal  iyo weliba sidii looxoojinlahaa iskaashiga labadda dal.

Kulankan oo ka dhacay Magaalada Abu dhabi, ayaa waxaa goobjoog ka ahaa  Danjiraha   Jamhuuriyadda Somaliya  u fadhiya dalkaasi C/qaadir Sheekhey Maxamed.

Wasiir Hadliye, ayaa Emirate-ka Carabta kaga mahadceliyay taageerada ay siinayso Dowladda Dhexe Somaliya iyo shacabkeedaba.

Hadliye (1) Hadliye1 (1) Hadliye2

About the Author

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>

gabadhiireerSudan BaadiGoob300 tuuglaxaday300 ANAASIXRAYNINKA3002 Aabedartii300 arooskaorod300