Published On: Thu, Apr 28th, 2016

Somaliland oo joojisyay in madaxda lagu soo dhaweeyo Garoonka Diyaaradaha Hargeysa

soomaaliland

Wasaaradda Duulista Hawada Maamulka Somaliland ayaa ku dhawaaqday in la joojiyay mas’’liyiinta lagu soo dhaweeyo Garoonka Diyaaradaha Cigaal ee Magaalada Hargeysa.

Wasiirka Duulista Hawada Maamulka Somaliland Cumar Sheekh M,ax’ed Faarax,waxaa uu sheegay in Madaxweynaha Maamulkaasi uu kala hadlay arrintaasi islamarkaana uu ka aqbalay,waxaana uu sidoo kale sheegay in Xibsiyada Mucaaridka ah ee Maamulkaasi uu warqad u qoray,taas oo lagu sheegayo in mas’uuliyiintooda aysan ku soo dhaweyn Karin gudaha Garoonka.

Waxaa uu sheegay in arrintan ay la xiriirto xaqiijinta Amaanka Garoonka Diyaaradaha ee Cigaal,waxaana uu sidoo kale sheegay in iyana la mamnuucay in Mas’uuliyiinta imanaya ay Shir Jaraa’id Warbaahinta ugu qabtaan  Gudaha Garoonka,waxaana uu ku amray in SHirarka Jaraa’id iyo Xafladaha ay Xisbiytada iyo mas’uuliyiintuba ku qabsadaan Xarumaha ay ka degganyihiin Magaalada Hargeysa.

About the Author

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>

gabadhiireerSudan BaadiGoob300 tuuglaxaday300 ANAASIXRAYNINKA3002 Aabedartii300 arooskaorod300