Published On: Sat, Apr 23rd, 2016

Ilaalinta Kaymaha DR Congo oo laga heshiiyay

dr congo

Jamhuuriyadda dimoqaraadiga Koongo ayaa deeq bixiyeyaasha la saxiixatay heshiis ku kacaya 200 Milyan oo Doollar oo lagu ilaalinayo kaymaheeda.

Mashruuca oo looga golleeyahay in lagu yareeyo naqaska Kaarboonka, ayaa dalbanaya in DRC ay la timaado qorshe wax looga qabanayo nabaad guurka kaymaha.

Ujeeddada ayaa ah in la yareeyo jaridda sharci darrada ah ee dhirta iyo gubidda kaymaha.

DRC ayaa ah dalkii ugu horreeyey ee saxiixa heshiis qayb ka ah hindisaha kaymaha ee bartamaha Afrika, kaasoo la bilaabay sannadkii hore, si loo ilaaliyo kaymaha ku yaalla dhulka biyo qabatinka leh ee Koongo

About the Author

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>

gabadhiireerSudan BaadiGoob300 tuuglaxaday300 ANAASIXRAYNINKA3002 Aabedartii300 arooskaorod300