Boga Hore

Utilisateurs

Les utilisateurs les plus actifs aujourd'hui sur un total de 1:
spoiliBup


Add to Google
Dhagayso BBC Somali
BBC Somali. 04:00
BBC Somali. 11:00
BBC Somali. 14:00
BBC Somali. 18:00

Xulka

Liibaan Yare

Sabasabaabuu

Login Form



What is my IP

IP Gaawa hada waa 38.103.63.59
JoomlaWatch Stats 1.2.9 by Matej Koval


Pays

22.9%United States United States
18.4%United Kingdom United Kingdom
10.8%Sweden Sweden
9.3%Norway Norway
8.1%Netherlands Netherlands

Visiteurs

Aujourd'hui: 34
Hier: 319
Cette semaine: 1233
La semaine dernière: 1942
Ce mois: 656
Total: 9429


Halkan kuraadso waxaad doonto waalaguusoo heli.

 

Isha Wararka

Baydhabo Online

08

Sep

2008

Dagaal saakay waabarigii ka dhacay degmada Baladweyne ee gobolka Hiiraan. PDF Print E-mail

Written by Administrator   

Dagaalo xoogan oo qasaare nafeed Geystay ayaa saakay waabarigii ka dhacay gudaha magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan.
Dagaalka ayaa waxaa uu qaraxay kadib markii xoogaga ka soo hor jeeda dowlada iyo joogitaanka Ciidamada Ethiopia ee gudaha dalka Soomaaliya ay weerar saakay waabarigii ku qaadeen buundada Liiq Liiqato ee xaafada H/wadaag halkaasi oo fariisin u ah ciidamada Ethiopia.

Last Updated on Monday, 08 September 2008 08:01
Read more...
 

Ciidamada Ethiopia iyo kuwa dowlada KMG oo maanta baaritaan ku sameeyay magaalada Baydhabo PDF Print E-mail
Thursday, 21 August 2008 19:18

Ciidamada Ethiopia iyo kuwa dowlada KMG ayaa maanta howlgalo baaritaan ah ka sameeyay magaalada Baydhabo ee xaruta gobolka Bay

Last Updated on Thursday, 21 August 2008 19:25
Read more...
 

20

Aug

2008

Qodobadii Heshiiskii Jabuuti ay ku saxiixeen PDF Print E-mail
Written by Administrator   
 Dowlada KMG Soomaaliya iyo Isbeheysiga Dib u xoreynta ayaa  Heshiis dhowr Qodob ka kooban Ku saxiixay heshiiskii ay ku gaareen Magaalada Jabuuti ee Dalka Jabuuti.
Last Updated on Wednesday, 20 August 2008 15:50
Read more...
 
Madaafiic aan kalajoogdi lahayn oo kusocota Suuqa Bakaaraha PDF Print E-mail
Thursday, 21 August 2008 10:59

Madaafiic aad u xoogan ayaa duhurnimadani waxa ay kusocotaa Suuqa weyn ee Bakaaraha iyadoo Madaafiicdaasina laga soo ridayo sida wararku ay sheegayaan Xarunta Madaxtooyada ee Villa Somalia.

Last Updated on Thursday, 21 August 2008 11:10
Read more...
 

20

Aug

2008

In ka badan 5 qof oo ku geeriyootay dagaal xoog leh oo saakay ka dhacay Muqdisho PDF Print E-mail
Written by Administrator   

Ugu yaraan shan qof oo u badan dad rayid ah,ayaa ku geeriyooday ku dhawaad 15 kalena way ku dhaawacmeen dagaal culus oo saaka waabarigii ku dhexmaray deegaanka Km4 ee magaalada Muqdisho ciidamada dowlada KMG ah iyo ciidamada Uganda oo dhinac ah iyo xoogaga hubeysan ee ka soo horjeeda.

Read more...
 
«StartPrev12345678910NextEnd»

Page 1 of 13

Banner
 

3 dii Album ee ugu dambeeyay

Somalia Beijing 2008

.Maxamed Sh. Ibraahim {Kenyawi}

 

 Ka Dhowrso Aduunka {Daawo}

Heeso Maay maay ah

Fanaaniinta Arlaadii iyo fankii Baydhabaad

Dalayees

11 bilood jir 28Kg gaaray oo Kolonbiya ah

COLOMBIAN GIANT BABY